<?xml version="1.0" encoding="utf-8"?>
<!DOCTYPE rss [<!ENTITY % HTMLlat1 PUBLIC "-//W3C//ENTITIES Latin 1 for XHTML//EN" "http://www.w3.org/TR/xhtml1/DTD/xhtml-lat1.ent">]>
<rss version="2.0" xml:base="http://www.kilil5.com">
<channel>
 <title>Ethiopia news - politics</title>
 <link>http://www.kilil5.com/taxonomy/term/22/0</link>
 <description></description>
 <language>en</language>
<item>
 <title>Xasuuqa Qabalaha MULA ee Deg. Q/Bayax</title>
 <link>http://www.kilil5.com/16646_xasuuqa-qabalaha-mula-ee-deg-q-b</link>
 <description>&lt;p &gt;Waxaa maalintii ahayd axada lagu laayay dad gaadhaya 7 qof qabalaha mula ee ay degaan reer xasan (abaskuul) ee deg. qabri bayax. waxaa maalintaa ay ciidanku raaceen niman ay ka mid yihiin China(hogaanka nabadgalyada) iyo dayr(madax maleeshiyada) oo ka amar qaata cabdi dhuub waxaana nimankii ahaa ciidanka ee dawlada itoobiya lagu marin habaabiyay in ay yihiin dadkani ONLF balse ay ahaayeen dad ah degaanka oo ay arintani ka soo shaqeeyeen cabdi dhuub oo ah reer guuleed jaamac oo ku ah cadaw abaskuusha bari ay rabeen in ay u sheegaan in ay ka awood baden yihiin abuusha bari oo ay say rabaan ka yeeli karaan.&lt;/p&gt;</description>
 <category domain="http://www.kilil5.com/taxonomy/term/22">politics</category>
 <pubDate>Wed, 14 May 2008 03:11:31 -0700</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Xasuuqa Qabalaha MULA ee Deg. Q/Bayax</title>
 <link>http://www.kilil5.com/16645_xasuuqa-qabalaha-mula-ee-deg-q-b</link>
 <description>&lt;p &gt;Waxaa maalintii ahayd axada lagu laayay dad gaadhaya 7 qof qabalaha mula ee ay degaan reer xasan (abaskuul) ee deg. qabri bayax. waxaa maalintaa ay ciidanku raaceen niman ay ka mid yihiin China(hogaanka nabadgalyada) iyo dayr(madax maleeshiyada) oo ka amar qaata cabdi dhuub waxaana nimankii ahaa ciidanka ee dawlada itoobiya lagu marin habaabiyay in ay yihiin dadkani ONLF balse ay ahaayeen dad ah degaanka oo ay arintani ka soo shaqeeyeen cabdi dhuub oo ah reer guuleed jaamac oo ku ah cadaw abaskuusha bari ay rabeen in ay u sheegaan in ay ka awood baden yihiin abuusha bari oo ay say rabaan ka yeeli karaan.&lt;/p&gt;</description>
 <category domain="http://www.kilil5.com/taxonomy/term/22">politics</category>
 <pubDate>Wed, 14 May 2008 03:10:58 -0700</pubDate>
</item>
</channel>
</rss>