<?xml version="1.0" encoding="utf-8"?>
<!DOCTYPE rss [<!ENTITY % HTMLlat1 PUBLIC "-//W3C//ENTITIES Latin 1 for XHTML//EN" "http://www.w3.org/TR/xhtml1/DTD/xhtml-lat1.ent">]>
<rss version="2.0" xml:base="http://www.kilil5.com">
<channel>
 <title>Ethiopia news - Top Headlines</title>
 <link>http://www.kilil5.com/taxonomy/term/16/0</link>
 <description>General news headlines.</description>
 <language>en</language>
<item>
 <title>Ethiopia: Workshop Jajabinta Miisaniyada degmooyinka oo maanta lagu soogabagabeyay Magalada Jijiga</title>
 <link>http://www.kilil5.com/news/18831_ethiopia-workshop-jajabinta-miis</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-publication-date&quot;&gt;Publication date: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 Fri, 2008-10-10 11:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-article&quot;&gt;Article: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;Jijiga(Kilil5)---Waxaa maalmahanba uu workshop lagu Jajabinaayo Miisaaniyadii degmooyinku uu ka socdaa Hoolka shirarka ee Xafiiska Arimaha haweenka ee magaaladan Jijiga. Degmooyinka ayaa awal hore Miisaaniyada looqoondeeyay loogu soo jajabin jiray degmooyinkooda iyada oo loo diri jiray khabiiro ka caawiya ay soo qaban qaabin jirtay Xafiiska maaliyada iyo horumarinta dhaqaalah, khabiiradan ayaa laga soo ururin jiray  dhamaan xafiisyada heerkilil dadka ku xeelka dheer Jajabinta miisaaniyada. Khabiiradan ayaa waxaa ku bixi jiray kharash aad ubadan oo kaas oo isugu jiray Habeen dhaxa la siinaayo khabiiradan, baabuur lookirayn jiray, tigidhada diyaarada oo laga bixin jiray kuwa goobaha fog fog tagaya.&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.kilil5.com/topics/politics">Politics</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/top-headlines">Top Headlines</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/taxonomy/term/8">Warka Maanta</category>
 <pubDate>Fri, 10 Oct 2008 05:06:42 -0700</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Ethiopia: Dagaalo agagaarka Ararso ku dhexmaray Cidamada Tadaqiga iyo ONLF iyo hayadihii UN ta oo lashegayo in loodiiday inay ka</title>
 <link>http://www.kilil5.com/news/18781_ethiopia-dagaalo-agagaarka-arars</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-publication-date&quot;&gt;Publication date: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 Tue, 2008-10-07 11:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-article&quot;&gt;Article: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;Jijiga(Kilil5)---Warar aanu ka helnay Qabalaha Araarso ee degmada dhagaxbuur ayaa sheegaaya in agagaarka qabalahaas uu dagaal ku dhexmaray ciidamada Tadaaqiga degmadaas iyo jabhada ONLF. Dagaaladaas oo lasheegay inay shalay iyo xalay si goos goosa u dhaceen ayaa waxaa ku dhintay 3 kamida askartii tadaaqiga ahayd, waxaan iyagana la ogayn khasaaraha ay ciidamada tadaaqigu gaadhsiiyeen jabhada. Aagan uu dagaalku ka dhacay oo badankiisa ay dagaan beesha Abaskuul ayaan hore badiba aysan uga dhici jirin dagaalo marka laga reebo kuwa qabaa’ilka. Waxaa sidoo kale warar aanu ka helnay eeriyada loo yaqaano faafanta qaybtiisan Jijiga ay sheegayaan in isla ciidamada Tadaaqigu ay ku dileen halkaas 2 nin oo geel jira ah mid kalena ay ku dhaawaceen. Ragan geel jiraha ah  ayaa lasheegayaa inlagu eedeeyay inay xidhiidh lalahaayeen isla jabhadan mucaaradka ah ee ONLF.&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.kilil5.com/topics/politics">Politics</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/top-headlines">Top Headlines</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/taxonomy/term/8">Warka Maanta</category>
 <pubDate>Tue, 07 Oct 2008 04:48:16 -0700</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Ethiopia: Lataliyayaal dhaqaale oo heer faderaal ah oo imanaya degaanka iyo Nidaamka double Entry o wali ka hirgalila degaanka</title>
 <link>http://www.kilil5.com/news/18743_ethiopia-lataliyayaal-dhaqaale-o</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-publication-date&quot;&gt;Publication date: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 Sun, 2008-10-05 09:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-article&quot;&gt;Article: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;Jijiga(Kilil5)---Waxaa lafilayaa dhamaaadka todobaadkan soosocda inay soo gaadhaan magaalada Jijiga ee Caasimada deegaanka Lataliyayaal(Amakaariiyayaal)  ay dawlada faderaalka ee Itoobiya u qorshaysay inay sirasmi ah u fadhiyaan kililka. Lataliyayaashan ayaa ka koobnaandoona 15 xubnood oo kala talindoona deegaanka dhanka dhaqaalaha iyo siyaasadaba. Lataliyayaasha dhaqaalaha ayaa xafiisyo laga siindoonaa xafiiska maaliyada iyo horumarinta dhaqaalaha iyaga oo la fadhiisandoona ama garab fadhiisandoona madaxda xafiisyadaas.&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.kilil5.com/topics/politics">Politics</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/top-headlines">Top Headlines</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/taxonomy/term/8">Warka Maanta</category>
 <pubDate>Sun, 05 Oct 2008 02:44:33 -0700</pubDate>
</item>
<item>
 <title>U.S. Command for Africa Established </title>
 <link>http://www.kilil5.com/news/18738_u-s-command-for-africa-establish</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-publication-date&quot;&gt;Publication date: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 Sat, 2008-10-04 21:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-article&quot;&gt;Article: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;October 5, 2008&lt;br &gt;
U.S. Command for Africa Established&lt;br &gt;
By THOM SHANKER&lt;br &gt;
WASHINGTON — For decades, Africa was rarely more than an afterthought for the Pentagon.&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.kilil5.com/taxonomy/term/7">News in English</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/topics/politics">Politics</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/top-headlines">Top Headlines</category>
 <pubDate>Sat, 04 Oct 2008 14:29:20 -0700</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Ethiopia: Shir Nabadgalyo loqabtay ardayda dugsiyada hose/sare ee Jijiga iyo Rob lagasoshegayo Godey iyo Qoraxay</title>
 <link>http://www.kilil5.com/news/18696_ethiopia-shir-nabadgalyo-loqabta</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-publication-date&quot;&gt;Publication date: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 Thu, 2008-10-02 13:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-article&quot;&gt;Article: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;Jijiga(Kilil5)--Waxaa maanta galinkii hore ay xukuumada deegaanku shir u qabatay ardayda dugsiyada Sare iyo dhexe ee Jijiga caasimada deegaanka somalida. Shirkan ayaa ay xukuumadu ku wacyi galinayeen ardayda sidii loo adkaynlahaa nabadgalyada taas oo lafilaayo inay dabasocotay qarixi dhawaan ka dhacay mid kamida huteelada Jijiga oo loo qabtay arday hore wax uga dhigan jiray magaaladan Jijiga. Waxaa inta badan falalka argagixisada ah ee sedan oo kale u dhacay gaar ahaan degmooyinka iyo goobaha uu amnigoodu uusan fiicnayn lala xidhiidhin jiray inay kooxaha nabadiidka ahi soo dhex maraan ama ay arday ay maskaxda ka badaleen u adeegsadaan inay fuliyaan ardaydu falalka magaalooyinka laga dhex fuliyo.&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.kilil5.com/topics/politics">Politics</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/top-headlines">Top Headlines</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/taxonomy/term/8">Warka Maanta</category>
 <pubDate>Thu, 02 Oct 2008 06:20:33 -0700</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Ethiopia: Wado 30 mitir ah oo dhexmaraysa Jijiga iyo Qof loqabtay Qarixi Axadii dhawayd ka dhacay mid kamida hotulada Jijiga</title>
 <link>http://www.kilil5.com/news/18679_ethiopia-wado-30-mitir-ah-oo-dhe</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-publication-date&quot;&gt;Publication date: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 Wed, 2008-10-01 06:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-article&quot;&gt;Article: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;Jijiga(Kilil5)---Waxaa maalmahan ka socday magaalada Jijiga ee caasimada deegaanka balaadhinta wadada laamida ah ee ka timaada Addis Ababa una gudubta dhagaxbuur. Wadadan oo ay soogaadhsiiyeen magaalda kambanigii Chinese ka ahaa ee dhisaayay wadada isku xidha Addis Ababa iyo Jigjig ayaa iyaga oo wada shaqaynaaya Dawlada hoose magaalada Jijiga  bilaabay bur burinta dhismayaasha hareeraha ka xiga wadooyinka magaalada dhexdeeda. Wadadan oo kolkii hore ahayd 10 miter ayaa hada ladamacsanyahay in laga dhigo 30 miter waxayna tani keentay guryo iyo xafiisyo dawladeed oo aad u farabadani ay qasabnoqto in ladumiyo maadaamay ay kolkii hore wadada qarka u saaraayeen. &lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.kilil5.com/topics/politics">Politics</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/top-headlines">Top Headlines</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/taxonomy/term/8">Warka Maanta</category>
 <pubDate>Tue, 30 Sep 2008 23:28:29 -0700</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Ethiopia: Warar sheegay in Xilkii laga qaaday Madaxwaynihii deegaanka Cabdulahi Xasan(Lugbuur)</title>
 <link>http://www.kilil5.com/news/18647_ethiopia-warar-sheegay-in-xilkii</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-publication-date&quot;&gt;Publication date: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 Mon, 2008-09-29 06:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-article&quot;&gt;Article: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;Jijiga(Kilil5)---Warar ka soo baxaya Xukuumada deegaanka somalida ayaa la xaqiijinayaa in xilkii laga qaaday madaxwaynihii dawlada deegaanka somalida mudane Cabdilaahi Xasan(Lugbuur). Waxaa mudo sadex cisho ah uu xukuumada deegaanka gaar ahaan xisbiga talada haya uu shir uga socday magaaladan Jijiga. Wararkan oo xalay fiidkii soo baxay ayaa xaqiijinaaya in madaxwaynahii deegaanka ay taladii madaxwaynenimo ka qaadeen xisbiigii talada hayay.&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.kilil5.com/topics/politics">Politics</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/top-headlines">Top Headlines</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/taxonomy/term/8">Warka Maanta</category>
 <pubDate>Sun, 28 Sep 2008 23:54:51 -0700</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Ethiopia: Qarax Wayn oo shalay ka dhacay badhtamaha magalada Jijiga</title>
 <link>http://www.kilil5.com/news/18646_ethiopia-qarax-wayn-oo-shalay-ka</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-publication-date&quot;&gt;Publication date: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 Mon, 2008-09-29 06:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-article&quot;&gt;Article: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;Jijiga(Kilil5)---Waxaa shalay abaarihii 10 kii barqinimo uu qarax aad u baaxadwaynki ka dhacay badhtamaha magaalada Jijiga ee caasimada deegaanka. Qaraxan ayaa ka dhacay huteel yar oo ku xigay huteelka la yidhaa Africa Hotel oo ahaa mid ay iska leeyihiin qomiyadaha la dagan somalida ee kale(Axmaaro). Huteelkan oo kamid ahaa huteelada lagu tunto ee khamrada lagacabo ayaa qaraxani uu kusoo beegmay xili ay dadka Masiixiyinta ay ku jireen ciidii Dabshidka. Qaraxan ayaa la sheegayaa in ka dhex qarxay gaadhi Nooca BAJAAJ ta loo yaqaano ee sadexda cagood leh ee ka dhex shaqeeya magaalada. &lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.kilil5.com/topics/politics">Politics</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/top-headlines">Top Headlines</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/taxonomy/term/8">Warka Maanta</category>
 <pubDate>Sun, 28 Sep 2008 23:28:50 -0700</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Ethiopia: Qarkamida Shaqalaha IRC o lagu xidhay Dig,Abaro laga soshegayo Godey iyo Jimcaha o lodhaqan galiyay malin shaqo</title>
 <link>http://www.kilil5.com/news/18603_ethiopia-qarkamida-shaqalaha-irc</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-publication-date&quot;&gt;Publication date: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 Fri, 2008-09-19 00:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-article&quot;&gt;Article: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;Jijiga(Kilil5)---War aanu ka helnay Gobolka dhagaxbuur aya sheegaya in qaar kamida shaqaalaha haayada IRC lagu xidh xidhay tuulada Dig ee hoostimaada degmada Awaare ee gobolkaas. Shaqaalahan la xidh xidhay ayaa waxaa kamid ahaa nin ajanabi ah oo madax ka ahaa barnaamijka WASH ee biyaha haayadaas. Ninkan oo magaciisa la yidhaa Kamal Kayt una dhashay wadanka Neebol ayaa isaga iyo mid kamida hawlwadayaasha mashruucan iyo labadoodii darawal lagu xidhay halkaas. Lama gaanaayo ilaa hada sababta loo xidh xidhay shaqaalahaas isugu jira ajanabiga iyo kuwa kale. Haayada ayaa ilaa shalay hakad galisay hawlgalkii biyo dhaaminta ee ay ka wadeen agaas.&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.kilil5.com/topics/politics">Politics</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/top-headlines">Top Headlines</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/taxonomy/term/8">Warka Maanta</category>
 <pubDate>Thu, 18 Sep 2008 05:26:56 -0700</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Ethiopia: Wufuud Calamiya o timid deegaanka iyo Arday tiro badan oo heshay Jaamacadaha Dalka Itoobiya oo u dhashay deegaanka</title>
 <link>http://www.kilil5.com/news/18569_ethiopia-wufuud-calamiya-o-timid</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-publication-date&quot;&gt;Publication date: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 Tue, 2008-09-16 07:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-article&quot;&gt;Article: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;Jijiga(Kilil5)---Wufuud heer caalami ah oo uu horkacaayo Safiirka Maraykanka dalkan Itoobiya u fadhiya ayaa shalay yimid magaalada Jijiga ee caasimada deegaanka, waxayna markiiba u gudbeen Magaalooyinka Godey iyo Qabridahare. Wufuudan oo la socdeen badi madaxda Haayadaha Caalamiga ah ee maraykanka sida madaxada haayda IRC, Mercy Corps iyo Qaarkale. Ujeedada Wufuudan ayaa lasheegayaa inay ahay inay soo indho indheeyaan xaalda bilaw aadminimo ee ka jirta deegaanka ee ay sababeen Abaaraha daba dheeraaday. Wufuuda ayaa isla shalay galinkii dambe kusoolaabatay magaaladan Jijiga waxaana lafilayaa inay xalay kulamo la yeesheen madaxda dawlada deegaanka inta ka joogta. Madaxwaynaha deegaanka Mudane Cabdulahi Xasan, Cabdi Ilay, Daauud iyo madax kale ayaa iyagu  maalmahanba ka maqnaa deegaanka oo markale Addis Ababa Kulaabtay. Waxaa la filayaa inuu Wufuudan uu qaabilidoono madaxwayne ku xigeenka deegaanka iyo Madaxda kale ee Joogta, waxaana lafilayaa inay isla manta galinka hore u duuli doonaan Addis Ababa.&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.kilil5.com/topics/education">Education</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/top-headlines">Top Headlines</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/taxonomy/term/8">Warka Maanta</category>
 <pubDate>Tue, 16 Sep 2008 00:52:18 -0700</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Ethiopia: IRC oo biyo dhamin &amp; dayactir ka wada Qoraxay iyo dhagaxbuur iyo Mobility o adegyo cafimad ka wada Jijiga</title>
 <link>http://www.kilil5.com/news/18527_ethiopia-irc-oo-biyo-dhamin-daya</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-publication-date&quot;&gt;Publication date: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 Sat, 2008-09-13 06:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-article&quot;&gt;Article: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;Jijiga(Kilil5)---Haayada Caalamiga ah ee IRC (International Rescue Committee) ayaa waxay adeegyo kala duwan ka wadaa Gobolada Qoraxay iyo Dhagaxbuur. Haayadu waxay biyo dhaamin iyo dayactiro ceelasha iyo barkadaha ah ka waday goboladan dhawrkii bilood ee lasoo dhaafay. Qaar kamida shaqaalaha haayadaas oo aan waraysi layeelanay ayaa noo sheegay in haayadu baryahandambeba ku hawlanayd biyadhaamin si ay gar gaar ugaadhsiiso dadka ay biyalaantu aadka usaamaysay ee goboladaas, haayadu waxay ceel gacmeedyo ka qodeen Bullaale, Goomaar, Qabridahar, Gurdumi. Waxaa kale oo ay dayactir iyo dhoobo qaad ka wadaan Labo Bali oo waawayn oo kukala yaala Kaam Abokor iyo Awaare. Bali Biyoodka Kaam Abokor ayaa hore ulahaan Jiray Bac wayn oo ku goglan si ayna biyaha caradu u liqin xiliga kulaylka ah balse ay xoolihii iyo dadki reer guuraaga ahaa ee ka cabi jiray baligaasi ay dil dilaaciyeen biyihiina uu siidaayay. Haayadu waxaysaari doonaan Bacda biyaha kaydisa marka ay dhoobo qaadaan labadan ceel. Waxaa kale oo ay haayadu garabwadaa dayactirkan biyo dhaamin ay sadex booyadood kaga hawlganaan gobolka dhagaxbuur kuwaas oo biyaha kasoo dhaamiya Magaalada dhagaxbuur Ceelka Tawlane geeyan qabaleeyo aad uga fog sida Dusmo, Dhagaxtuur, Awaare, Gunagado iyo Gurdumi.&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.kilil5.com/topics/health">Health</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/top-headlines">Top Headlines</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/taxonomy/term/8">Warka Maanta</category>
 <pubDate>Sat, 13 Sep 2008 00:01:47 -0700</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Ethiopia: Magacyada wasiirada DDS</title>
 <link>http://www.kilil5.com/news/18514_ethiopia-magacyada-wasiirada-dds</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-publication-date&quot;&gt;Publication date: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 Thu, 2008-09-11 20:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-article&quot;&gt;Article: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;Jijiga(Kilil5)---Waxaan halkan idiinku soogudbinaynaa magacyada iyo&lt;br &gt;
qabiilada ay kasoo jeedaan xubnaha cusub kaabineedka loomagacaabay&lt;br &gt;
dawlada deegaanka somalida iyo xafiisyada lagu magacaabay. Xubnahani&lt;br &gt;
waxay isugu jiraan qaar si kumeel gaadha u sii hayay xafiisyadan loo&lt;br &gt;
ansixiyay, qaar toos u sii hayay iyo qaar cusub oo hada lamagacaabay.&lt;br &gt;
Waxa kale oon raacindoonaa ku xigeenada xafiisyada ilaa hada&lt;br &gt;
lamagacaabay. Waxaan ku bilaabaynaa madax xafiiseedyada ama wasiirada.&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.kilil5.com/topics/politics">Politics</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/top-headlines">Top Headlines</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/taxonomy/term/8">Warka Maanta</category>
 <pubDate>Thu, 11 Sep 2008 13:50:22 -0700</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Ethiopia: 11 qof oo ONLF ku dishay agagaarka Jijiga,qarkamida natijoyinka shirkii xildhibanada, Misaaniyadii oo lasadexjibaaray</title>
 <link>http://www.kilil5.com/news/18490_ethiopia-11-qof-ayaa-werar-gadmo</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-publication-date&quot;&gt;Publication date: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 Wed, 2008-09-10 07:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-article&quot;&gt;Article: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;Jijiga(Kilil5)---Waxaa xalay jidgooyo ay jabhada ONLF u dhigteen baabuur&lt;br &gt;
maraayay ‘SIDAMAHA” oo ka tirsan magaaladan Jijiga ay ku dileen dad&lt;br &gt;
gaadhaaya 11 qof oo masuuliyiin iyo isugu jira dad shacaba. Waxaa kale&lt;br &gt;
oo la sheegayaa inay qafaasheen qaar kale.  Masuuliyiintan ku dhimatay&lt;br &gt;
weerarka gaadmada ah xalay waxaa ka mid ahaa hogaankii xoola dhaqatada&lt;br &gt;
degmadan Jijiga alla ha u naxariistee Marxuun Maxamed Cabdulahi Faarax.&lt;br &gt;
Lama oga ilaa hada in ay xukuumadu gurmad ka samaysay weerarkan iyo inay&lt;br &gt;
ciidamo u direen aagaas. Dadka dhintay ayaa la sheegayaa badidoodu inay&lt;br &gt;
kasoo jeedaa beesha Abaskuul.&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.kilil5.com/topics/politics">Politics</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/top-headlines">Top Headlines</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/taxonomy/term/8">Warka Maanta</category>
 <pubDate>Wed, 10 Sep 2008 00:23:23 -0700</pubDate>
</item>
<item>
 <title>abaaraha daran ee kajira gobolka raaso oo ciririgaliyay noloshii adamaha iyo dhaqdhaqaqii gobolka</title>
 <link>http://www.kilil5.com/news/18471_abaaraha-daran-ee-kajira-gobolka</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-publication-date&quot;&gt;Publication date: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 Mon, 2008-09-08 16:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-article&quot;&gt;Article: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;wararka ka imanaya  gobolka Raaso  oo katirsan degaanka somalida ethiopia kilil5aad&lt;br &gt;
ayaa shegaya inay kajirto abaaro laxaadleh tasoo samaysay dhamaan dad iyo xoolaba&lt;br &gt;
iyadoo lagujiro daruufo adag iyo sixir barar sameyay dhamaan gobolka odhan tasoo&lt;br &gt;
usidhertahay iyadoo lagujiro bishii barakaysnayd ee ramadaan. abaarahan kajira&lt;br &gt;
degaanka raaso gud ahaan gobolka raaso ayaa shegaya inay ugu wacantahay robabkii&lt;br &gt;
guga oo iyagu aana gabi ahaanba aan ka di in gobolka iyo iyadoona helin kaalmihii&lt;br &gt;
deeqda ahaa ee deeganada kale lasiyay taasoo marwalaba ay magalada raaso iyo dhamaan&lt;br &gt;
gobolka degaanka raaso ay la litaan ,biyo laan,rashin laan,iyodoonba kaba jirin&lt;br &gt;
habayartaate dhamaan waxyabihii kale ee asaasiga ahaa ee adamigu ubahnaa&lt;br &gt;
sida,cafimaadka,waxbarashada IWM  degaanka ismaamulka somaalida ethiopia ee&lt;br &gt;
kilil5aad ayaa iyada lagu edeeyaa marwalaba inuu kajiro musuqmaasuq qabiil tasoo&lt;br &gt;
marwalaba degaanka raaso aanu helin dhamaan xaqii iyo xuqudii ukulahaa wadankani&lt;br &gt;
ethiopia gaar ahaan kilil5aad.&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.kilil5.com/topics/education">Education</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/top-headlines">Top Headlines</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/taxonomy/term/8">Warka Maanta</category>
 <pubDate>Mon, 08 Sep 2008 09:44:57 -0700</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Ethiopia: Wasiiro badan o xilkii laga qaaday, Qaar cusub oo lamagacabay, xildhibano xasanadilaga qaday iyo ansixinta misaaniyada</title>
 <link>http://www.kilil5.com/news/18460_ethiopia-wasiiro-badan-o-xilkii-</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-publication-date&quot;&gt;Publication date: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 Mon, 2008-09-08 07:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-article&quot;&gt;Article: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;EJijiga(Kilil5)---Shalay shir uu yeeshay xisbiga talada haye ee dawlada deegaanka somalida ayaa la sheegayaa in ay xilkii ka qaadeen dhawr wasiir isla markaana ay magacaabeen qaar cusub. Wasiirada xilka laga qaada ayaa waxaa kamida:- Wasiirkii Wasaarada Waxbarashada, Wasiirkii Gaadiidka, Ganacsiga iyo Warshadaha, Wasiirkii Xafiiska Dakhliga, Wasiiradii Arimaha Haweenka, Wasiirkii hore ee Maaliyada iyo Hoarumarinta dhaqaalaha oo isagu xidhnaa, iyo Madaxwayne ku xigeenkii dawlada deegaanka somalida Jaamac Axmed Jaamac.&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.kilil5.com/topics/politics">Politics</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/top-headlines">Top Headlines</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/taxonomy/term/8">Warka Maanta</category>
 <pubDate>Mon, 08 Sep 2008 00:19:08 -0700</pubDate>
</item>
</channel>
</rss>