<?xml version="1.0" encoding="utf-8"?>
<!DOCTYPE rss [<!ENTITY % HTMLlat1 PUBLIC "-//W3C//ENTITIES Latin 1 for XHTML//EN" "http://www.w3.org/TR/xhtml1/DTD/xhtml-lat1.ent">]>
<rss version="2.0" xml:base="http://www.kilil5.com">
<channel>
 <title>Ethiopia news - Opinion</title>
 <link>http://www.kilil5.com/taxonomy/term/15/0</link>
 <description></description>
 <language>en</language>
<item>
 <title>BILOOWGA 2012 IYO WAJIGA CUSUB EE SIYAASADDA SOMALIA MAXUUNOQON?</title>
 <link>http://www.kilil5.com/news/24954_biloowga-2012-iyo-wajiga-cusub-e</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-publication-date&quot;&gt;Publication date: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 Thu, 2000-07-27 00:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-author-name&quot;&gt;Author Name: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 Fadhil
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-article&quot;&gt;Article: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;Sidaan kuqeexnay qoraalkiihore siyaasadda soomaalia waxay isbadashaa markaste oolagaaro labaatan iyo koow sano (21).  Haddaba sidaad naga sugayseen qoraalkaan waxaan sikooban ooga hadlaynaa  isbadalkii siyaasiga ahaa eedhacay 1991 kaasoo ah midka ilaa iyo hadda socda Ilaahayna aan karajaynayno in uu inaga dhameeyo kahor 2012 inooguna badalo midkheerbadan.&lt;br &gt;
Marlabaad waxaan kacudur daalanaynaa akhristayaasha shareftaleh in aan taariikhda sikooban usheegidoono waxbadanna aan katagidoono haddaba haddaanaan shaygin waxkamid ah taariikhda oodjeclayd inlasheego fadlan nagaraalinoqo. Kadib markii latuuray dowladii qarankeena soomaaliya bishii Janaayo 26, 1991, waxaa dadkeena iyo dalkeena soomaray marxalooyin badan oo kaladuwan, balse waxaan kaxusaynaa sadaxkamid ah.&lt;br &gt;
Marxalo #1.&lt;br &gt;
Taariikhdu maraky ahayd bishii Janaayo 26, 1991 waxaa kufurmay umaddeena soomaaliyeed albaab nexdinleh kaasoo ahaa riditaankii dowladii qarankeena, ayadoonan jirin waxqursha ah oo uyiilay nimankiiriday dowladii qaranka.  Kadib waxaa bilaabmay jahawareer aad uwayn kaasoo dhaliyay dadkii soomaaliyeed ay udhaxeesay walaatinimada iyo cashiiro wanaaga in ay dagaalamaan.&lt;br &gt;
Marxalo #2.&lt;br &gt;
Kadib dagaal aan waxba laiskulaharin oo dhaxmaray beelaha soomaaliyeed, waxaa bilaabmay laba arimood oo isbarbar socda: biloogii abaabulkii dowladaha tabartayaraa iyo xoogaysigii hogaamiyo beeleedka.  Kadibna waxaa bilaabmay dagaalado udhaxeeya labadaas kooxood, dagaaladaas oo ahaa  kuwo ugaystay dalka iyo dadka soomaaliyeed khasaaro iyo burbur aad uwayn.&lt;br &gt;
Marxalo #3.&lt;br &gt;
	Jahawareer aad uwayn kadib, waxaa bilaabmay abaabulkii kooxihii watay magaca Islamiga ah kuwaasoo xaqiiqdii ciribtiray kooxihii hogaamiyo beeleedka. Kadibna waxay umaleeyayn in ay leeyihiin  awood ayku ciribtirikaraan kooxdiikale ee wadatay magaca dowladnimada. Malahaas oo noqday xaqiiqdii mid ukeenay guuldaro aad uwayn kooxihii wadatay magaca Islamiga. kadib Jabwayn oo soogaaray, kooxihii wadatay magaca Islamiga, waxaa bilaabmay iskhilaaf dhaxdooda ah ayagoo kooxkaste kooxdakale ay fartakufiiqi.&lt;br &gt;
Sikastaba hanoqotee, ilaa iyo hadda waxaa socda gabagabada tartankii udhaxeeyay labadii kooxood ee kalawatay magaca dowladnimo iyo Islamiga. Haddaba hadaynu nahay waxgaradka umadda soomaaliyeed waynu aragnaa gabagabada tartanka labada kooxood ee 2012, belse ma iswaydiinay in aan saadaal kabixino waxay noqonkarto xaalada umadeena soomaaliyeed kadib 2012?&lt;br &gt;
ISBADALKA 2012.&lt;br &gt;
	Hadaynu saadaal kabixino maxay noqonkartaa xaaladda soomaalia kadib 2012, waxay noola muuqataa in ay kudanbeeni midkamid ah labo arimood (MOGDI ama IFTIIN).  Tusaale, haday shaqsiyaadka soomaaliyeed ee waxgaradka ah, jecelna midnimada umadda soomaaliyeed ay iska daawadaan waxa kasocda wadankooda, doorbidaan hormarinta dantooda khaaska ah, iloobaan dantaguud ee umadda, waxaa xaqiiqo ah in aynu galidoono (MOGDI) aad uxun kaasoo qaata labaatan iyo koow sano (21) ookale.&lt;br &gt;
Rajo lagama quustee, hadiilahelo dad u istaaga dantaguud ee umadda kuwaasoo kusifooba shuruudahan soosocda: daacadnimo, karti hogaan, aqoon hufan, ilbaxnimo dheeraad ah, maskax fayoow, aftahanimo laguqanciyo umadda soomaaliyeed iyo dhamaan umadaha xiriirwanaagu inagadhaxeeyo, waxaa xaqiiqo ah in aan gaarayno IFTIIN lamahdiyo. kaasoo noqonkara mid aan kudamaashaadno labaatan iyo koowga (21) sano ee soosocda insha-allah.&lt;br &gt;
Haddaba haduu xaalku saayahay, waxaa iswaydiin mudan seelagu abaabulaa  waxmideeya waxgaradka soomaaliyeed ee jecel in ay waxkabadalaan mustaqbalka umadda? Jawaabtu waasahal, waxaana usheegaynaa shacabka soomaaliyeed ee shareftaleh in ay bilaabatay abaabulkii waxgaradka soomaaliyeed kunamidoobayn ururk daladeedka Somali Peace &amp;amp; Progress (SPP). Haddaba siaad uheshid macluumaadka ururka oo dhamaystiran, fadlan booqo bogayaga internet ka &lt;a href=&quot;http://www.somalipeaceprogress.org&quot;&gt;www.somalipeaceprogress.org&lt;/a&gt; nalana sooxiriir siaan ooga wadashaqayno badbaadada dadkeena iyo dalkeena qeebweena ooga ciyaaro siwadajir ah isbadalka siyaasadda soomaalia ee 2012.&lt;br &gt;
Somali Peace &amp;amp; Progress (SPP) waa xisbi siyaasi ah waxaana aas aasay somaali aqoonyahano ah oo kunool waqooyiga America waxna kubaratay. Xubnaha Ururka SPP waxay ka kooban yihiin: dhalinyaro, oqoonyahano, culimo, ganacssto, abwaano, siyaasiyiin, waalidiin iyo waxgarad.  SPP taageera yaasheedu waxaykala joogaan: America, Africa, Asia, Middle East, Europe iyo gudaha soomaalia.&lt;br &gt;
SPP waxay leedahay karti aydib ugu dhisto xiriir wanaagsan oo udhaxeeye umadda soomaaliyeed iyo bulshada caalamka oodhan.  Hogaanka SPP waxuu u wadaa umadda soomaaliyeed qorshe nabadeed oo cusub, fikrado iyo fursado badan. Sidaad darteed waxuu diyeer uyahay in uu aruuriyo dhamaan waxgaradka soomaaliyeed siwadajir looga geebqaato xal uhelidda dhibka inagu habsaday. SPP waxay kusoodhawayn qofkaste oo ah soomaali oo raba in uulashaqeeyo gacmofuran, walaaltinimo, iyo wadashaqeyn wacan.     &lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.kilil5.com/taxonomy/term/5">Featured Opinions</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/topics/opinion">Opinion</category>
 <pubDate>Mon, 26 Jul 2010 17:46:10 -0700</pubDate>
</item>
<item>
 <title>CSPAJ Congratulates the Newly Elected President of the Somali Region</title>
 <link>http://www.kilil5.com/news/24946_cspaj-congratulates-the-newly-el</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-publication-date&quot;&gt;Publication date: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 Wed, 2000-07-26 04:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-author-name&quot;&gt;Author Name: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 Abdirahman Takhal
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-article&quot;&gt;Article: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;Center for Somali Peace and Justice congratulates the election of Mr. Abdi Maxamud Cumar as the next President of the Somali Regional State of Ethiopia. At this difficult juncture, no one is more suitable to lead the region than President Abdi Maxamud Cumar who as a former head of the Security had dealt with the security issues in the region, which is believed to be one of the most unstable regions in Ethiopia.&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.kilil5.com/taxonomy/term/5">Featured Opinions</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/topics/opinion">Opinion</category>
 <pubDate>Sun, 25 Jul 2010 21:20:26 -0700</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Dismantling an &quot;illegal, clandestine&quot; cabinet </title>
 <link>http://www.kilil5.com/news/24938_dismantling-an-illegal-clandesti</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-publication-date&quot;&gt;Publication date: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 Mon, 2000-07-24 17:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-article&quot;&gt;Article: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;Op-Ed from the Reporter.Republished with permission.&lt;/p&gt;
&lt;p &gt;Ethiopia is witnessing alarming and disgraceful developments in the administration of justice and government bureaucracy.&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.kilil5.com/taxonomy/term/5">Featured Opinions</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/topics/opinion">Opinion</category>
 <pubDate>Sat, 24 Jul 2010 10:18:54 -0700</pubDate>
</item>
<item>
 <title>BILOOWGA 2012 IYO WAJIGA CUSUB EE SIYAASADDA SOMALIA MAXUUNOQON?</title>
 <link>http://www.kilil5.com/news/24895_biloowga-2012-iyo-wajiga-cusub-e</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-publication-date&quot;&gt;Publication date: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 Tue, 2000-07-18 22:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-author-name&quot;&gt;Author Name: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 Fadhil
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-article&quot;&gt;Article: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;Siaan saadaal oogabixino sida ee noqoni doonto siyaasada soomaalia ee 2012, bel aan islafiirino taariikhda siyaasadeed ee soomaalia sida ayshaagi. Waxaynu qeexidoonaa afartii isbadal ee soomaray siyaasadda soomaalia lagabilaabo1899-1991. Isbadaladaas waxaynu kabaran sanadkuurada ay iskubadasho siyaasadda soomaaalia. Hadaynu fiirino taariikhda sayaasadeed ee soomaalia waxay isbadashaa markaste ooy udhamaanto tirada labaatan iyo koowsono(21).&lt;br &gt;
Isbadal #1:&lt;br &gt;
Hadaan kabiloowno isbadalkii Sayid Mahamed Abdille Hassan ay Daraawiishta waxuu bilaabmay dhamaadkii 1899  waxuuna dhamaaday 1920 tiradaasna waa labaatan iyo koow sano(21). Inta uusocday kacdoonkii Sayid ka, waxuu maray sadex (3) marxalo oo kaladuwan.&lt;br &gt;
Marxalo #1.&lt;br &gt;
Sayid Mahamed markuu bilaabay kacdoonkiisii markiiba waxaa bilaabmay khilaafkii udhaxeeyay asaga iyo maamulkii boqortooyada ee doowladii Itoobiya iyo guumaysigii Ingiriiska.  Biloowgii khilaafka waxuu kabilaabmay waxaa kamid ahaa in uu sayid Mahamed lakulmay askar kamid ah guumaysigii Ingiriiska kanagatay qori.  kadibna askartii waxay usheegayn madaxdoodii  in Sayid Mahamed kaxaday qori. Islamarkiiba waxaa bilaabmay in guumaysigii Ingiriiska iyo Sayid Mahamed ay isdhaafsadayn warqado kulkulul ooy kuqorantahay caro iyo hanjabaado. Kadibna waxaa bilaabmay marxaladii labaad oo ahayd midcusub.&lt;br &gt;
Marxalo #2.&lt;br &gt;
Kadib is afgaranwaa dhaxmaray Sayid ka iyo guumaysigii Ingiriiska waxaa bilaabmay dagaal udhaxeeya Daraawiishtii sayid ka iyo kooxo isbahaystay ooy kamid ahaayayn Boqor tooyadii doowladii Itoobiya ee hogaaminjiray Maliiniq II, guumaysigii Ingiriiska iyo tiroyar oo soomaali ah. Kadib dagaalkii markuu socday mudodheer askarbadana kagadhintayn kooxihii isku aruursaday in ay jabiyaan Daraawiishtii Sayid ka waxaa bilaabmay marxaladii sadaxaad oo ahayd midcusub.&lt;br &gt;
Marxalo #3.&lt;br &gt;
 Kadib dagaal lagu gubtay oo dhaxmaray Daraawiishtii Sayid ka iyo kooxihii isbahaystay ee hogaaminaayay guumaysigii Ingiriiska, dagaalkii waxuu iskubadalay in uu isticmaalo guumaysigii Ingiriiska diyaarado siloojabiyo Daraawiishtii Sayidka ee laga adkaanwaayay. Taasi oo kadhigtay soomaaliya wadankii oogu horeeyay qaarada Africa ee guumaysigu kuweeraro diyaarado. Mudokadib Daraawiishtii Sayid ka waydabar goday waayo waxaa loo isticmaalay hob aysan haysanin mid udhigma.  Burburkii Daraawiishta kadib waxaa bilaabmay isbadakii labaad ee kudhaca wadanka soomaalia kaasoo ahaa midmogdi ah.&lt;br &gt;
Isbadal #2:&lt;br &gt;
 Biloowgii 1921 ilaa iyo dhamaadkii 1942 wadanka soomaaliya waxaa katalinjiray doowlado guumaysi ah oo kaladuwan manajirin dhaqdhaqaaq siyaasadeed oo matala umada soomaaliyeed. Hadaba inta ay soomaaliya kujirtay marxaladaas mogdiga ah waxay ahayd labaatan iyo koow sano(21). Intiilagujiray taariikhdaas mogdiga ah, soomaaliya waxaa soomaray sadex(3) marxaladood oo kaladuwan.&lt;br &gt;
Marxalo #1.&lt;br &gt;
 	Ciribtirkii ciidamakii Daraawiishta ee Sayid ka oo xaqiidii ahaa dhaqdhaqaaqi siyaasadeed ee oogu horeeyay ee kahadla midnimo soomaaliyeed. Sidookale waxaa soolaabtay 1941 cadoowcii ooguwaynaa umada soomaaliyeed ee markaste utaagnaa kalaqaybinta umada soomaaliyeed kana shaqayn jiray ciribtirka hormarkooda siyaasadeed ee Haile Selassie kadib markii lagahaystay wadankiisa mudodhan lixsano(6).&lt;br &gt;
Marxalo #2.&lt;br &gt;
Waxaa xoogaystay fahankii guumaysigii Ingiriiska uu fahmay qabiilada soomaalida iyo siday iskukala xigaan. Kadibna waxuu bilaabay in uu ukala sameeyo xuduudo cusub oon hadakohor jirijirin si uu ugukala xirxiro qabiiladii kadibna uuku abuuro xumaan umadii soomaaliyeed ay udhaxaysay walaatinimada, qaraabtinimada iyo isjaylka cashiiranimo.&lt;br &gt;
Marxalo #3.&lt;br &gt;
  	Dhamaadkii1942 waxaa soonoolaaday dhaqdhaqaaqii siyaasiga ahaa ee kasuulay wadanka soomaaliya mudodhan labaatan iyo koow sano(21). Kadibna waxaa dhashay xisbigii siyaasiga ahaa ee SYL biloowgii1943 kaasoo noqday isbadalkii sadaxaad(3) ay siyaaadeed ee kadhacay wadanka soomaalia kadibna uhorseeday wadanka soomaaliya qaadashadii xoriyada.&lt;br &gt;
Isbadal #3:&lt;br &gt;
Biloowgii 1948 ilaa dhamaadkii 1969 oo ahayd labaatan iyo koow sano(21) siyaasada soomaaliya waxaa ogu xoogbadnaa oo katalinjiray xisbigii Somali Youth League (SYL). Intay SYL katalin jirtay wadanka soomaaliya waxaa soomaray sadex(3) marxalo oo kaladuwan.&lt;br &gt;
Marxalo #1.&lt;br &gt;
	Dhamaadkii 1949 waxaadhacay in ay SYL kacosotay UN ka inlasiiyo10 sano oo tijaabo ah oo soomaalidu ayaga dhaxdooda ismaamulaan. Kadib markay muujiyayn maamul wanaag waxaalasiiyay xoriyaddii oo dhamaystiran. Kadib qaadashadii xoriyadda xisbigii SYL waxay bilaabayn isbaday siyaasadeed oo noqday marxaladii labaad oo ahayd midcusub waqtigaas.&lt;br &gt;
Marxalo #2.&lt;br &gt;
Sanadkii 1964 iyo 1967 xisbigii SYL waxay bilaabayn in ay kuhogaamiyaan siyaasadda soomaalia nidaamka damoqraadiyada. Kaasoo ahaa xaqiiqdii mid yaabgalisay dhamaan wadamada hormaray. Isbadalkaas siyaasiga ah waxuu kadhigay soomaaliya wadankii oogu horqaatay qaarada Africa nidaamka damoqraadiyada.  Kadib xisbigii SYL waxaa kuyimid isbadal siyaasi ah oonan filanaynin kaasoo noqday marxaladii sadaxaad(3) ee SYL waajahdo.&lt;br &gt;
Marxalo #3.&lt;br &gt;
	Bishii October 15, 1969 waxaa ladilay Madaxwayne Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo xubinka ahaa xisbigii SYL. Nasiibxumo SYL waxay kuguul daraysatay inay hanato siiwadida hogaanka wadanka  kadib markiiladilay Maxadwayne Sharmaake waxaana bilaabmay muran siyaasadeed socday san(5)maalmood. Kadib murankii dhaxmaray madaxdii wadanka ay qaatay shanta(5) maalmood, waxaadhacay isbadalkii afraad(4) ay siyaasadeed oo ahaa midkucusbaa dhamaan dadwaynihii soomaaliyeed ay bartay nidaamka damoqraadiyada.&lt;br &gt;
Isbadal #4:&lt;br &gt;
Dhamaadkii 1969 ilaa January 26, 1991 waxay ahayd labaatan iyo koow sano(21) oo siyaasadda soomaalia uu katalinjirtay xukun militiri oo hogaaminjiray Maxadwayne Maxamed Siyaad Barre.   Intuu Madaxwayne  Siyaad katalinjiray wadanka soomaalia waxaasoo martay sadex(3) marxalo oo kaladuwan.&lt;br &gt;
Marxalo #1.&lt;br &gt;
Waxaa dhacay ciribtirkii damoqradiyadii kahirgashay wadanka soomaaliya markay África ahayd qaarad xaqiiqdii aanlaga aqoonin nidaamka damoqraadiyada. Kadibna wadaka soomaaliya waxuunoqday mid qaatay xukunkii militiriga oo ahaa mid aaminsan fikirka ilajir ama igajir kadibna waxaa bilaabmay marxaladii labaad(2).&lt;br &gt;
Marxalo #2.&lt;br &gt;
Waxaadhacay dagaalkii kululaa ay laguqaaday wadanka Itoobiya dagaalkaas oo noqday mid laguwaayay naf iyo maal. Dagaalkaas oo ahaa mid aydadku kufasiraan siyaabo kaladuwan. Sidaydooniba hanoqotee dagaalkaas waxuu noqday mid caalamku ogaaday umada soomaaliyayd sida ee uyihiin umad xariifiin ah khibradna uleh dagaalka.&lt;br &gt;
Marxalo #3.&lt;br &gt;
Ogudanbayntii waxaadhacay tuuridii xukunkii militiriga oo ahaa midleh wanaagbadan iyo xumaanba.  Tuuridii militiriga waxay ufurtay siyaasada umada soomaaliyeed albaab cusub oo xaqiiqdii noqday isbadalkii ooguxumaa ee abid soomara dadka iyo dalkaba.  Isbadalkaa shanaad(5) ee siyaasiga ah marxalooyinkii uu soomaray iyo saadaasha mustaqbelka siyaasadeed ee umada soomaaliyeed siduunoqoni doono markii lagaaro 2012 oo ah dhamaadkii labaatan iyo koowgii sano(21) ay isbadalilahayd siyaasada soomaaliya siday caadadu ahaanjirtay waxaan kushaygi  doonaa qoraalka danbe insha-Allah.   &lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.kilil5.com/taxonomy/term/5">Featured Opinions</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/topics/opinion">Opinion</category>
 <pubDate>Sun, 18 Jul 2010 15:25:33 -0700</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Containing al-Shabab</title>
 <link>http://www.kilil5.com/news/24875_containing-al-shabab</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-publication-date&quot;&gt;Publication date: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 Sun, 2000-07-16 10:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-author-name&quot;&gt;Author Name: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 Andrew Harding 
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-image-5&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-photo&quot;&gt;Photo: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;img src=&quot;http://www.kilil5.com/files/bbc_8.jpg&quot; alt=&quot;Containing al-Shabab&quot; /&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-article&quot;&gt;Article: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;It&#039;s ten years since I covered my first Somali peace deal story. It was on a scorching hilltop in Djibouti and everyone was talking hopefully about how this, the 13th peace process I think, would finally end the anarchy and violence. It didn&#039;t and nor did the many deals that followed.&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.kilil5.com/taxonomy/term/5">Featured Opinions</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/topics/opinion">Opinion</category>
 <pubDate>Fri, 16 Jul 2010 03:03:34 -0700</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Congratulations to the new President of Somali Region.</title>
 <link>http://www.kilil5.com/news/24871_congratulations-to-the-new-presi</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-publication-date&quot;&gt;Publication date: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 Sat, 2000-07-15 22:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-author-name&quot;&gt;Author Name: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 Abdi Abdulahi
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-article&quot;&gt;Article: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;Your Excellency, It gives me immense pleasure to extend, on behalf of the North American Youth Association, our warmest congratulations and sincere greetings to Your Excellency, Abdi Maxamuud Cumar as you begin your first tenure as the President of Somali region of Ethiopia.&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.kilil5.com/taxonomy/term/5">Featured Opinions</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/topics/opinion">Opinion</category>
 <pubDate>Thu, 15 Jul 2010 15:54:01 -0700</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Congratulations, Mr. President by Abdullahi Garille</title>
 <link>http://www.kilil5.com/news/24870_congratulations-mr-president-by-</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-publication-date&quot;&gt;Publication date: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 Sat, 2000-07-15 22:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-author-name&quot;&gt;Author Name: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 Abdullahi Garille
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-article&quot;&gt;Article: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;Mr. President, as someone who personally knows your quality in great amount, I warmly congratulate you on your election as the new president of Somali Regional State. No doubt, this victory is testimony of your past contribution and tireless efforts in bringing peace and security in the state. I believe that in your new position, your wealth of experience will be used to promote the speeding up of development and good governance. &lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.kilil5.com/taxonomy/term/5">Featured Opinions</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/topics/opinion">Opinion</category>
 <pubDate>Thu, 15 Jul 2010 15:49:21 -0700</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Fiqi Omar Community Congratulates The New President Abdi Mohamed Omar</title>
 <link>http://www.kilil5.com/news/24860_fiqi-omar-community-congratulate</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-publication-date&quot;&gt;Publication date: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 Sat, 2000-07-15 10:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-author-name&quot;&gt;Author Name: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 Dr. Ahmed Sheikh
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-article&quot;&gt;Article: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;Press Release.&lt;/p&gt;
&lt;p &gt;July 15, 2010.&lt;/p&gt;
&lt;p &gt;Fiqi Omar Community Congratulates The New President Abdi Mohamed Omar, Calls For President To Make His Number One Agenda To Attend the Needs Of the Raaso Region.&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.kilil5.com/taxonomy/term/5">Featured Opinions</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/topics/opinion">Opinion</category>
 <pubDate>Thu, 15 Jul 2010 03:27:39 -0700</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Open Letter to Chairmen Sheikh Ibrahim and Eng. Maow, By Abdulla</title>
 <link>http://www.kilil5.com/news/24859_open-letter-to-chairmen-sheikh-i</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-publication-date&quot;&gt;Publication date: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 Sat, 2000-07-15 10:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-author-name&quot;&gt;Author Name: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 Abdullahi Garille
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-article&quot;&gt;Article: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;Open Letter to Chairmen Sheikh Ibrahim and Eng. Maow, By Abdullahi Garille &lt;/p&gt;
&lt;p &gt;Honorable Sheikh Ibrahim Mohamed Husein - UWSLF Chairman&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.kilil5.com/taxonomy/term/5">Featured Opinions</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/topics/opinion">Opinion</category>
 <pubDate>Thu, 15 Jul 2010 03:24:18 -0700</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Muxuu kategey daud</title>
 <link>http://www.kilil5.com/news/24858_muxuu-kategey-daud</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-publication-date&quot;&gt;Publication date: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 Sat, 2000-07-15 10:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-author-name&quot;&gt;Author Name: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 Abdirahman Farah
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-article&quot;&gt;Article: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;Waxaan marka hore mahad u celinayaa ilahayga wayn ee dulmiga iyo kibirka uga diggay ummaddissa. iyo nabigeenii suubanaa ee Mohamed ahaa NNkorkiisa ha aahaa tee.&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.kilil5.com/taxonomy/term/5">Featured Opinions</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/topics/opinion">Opinion</category>
 <pubDate>Thu, 15 Jul 2010 03:22:50 -0700</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Golaha Wasiirada Puntland. Qaybtii II.</title>
 <link>http://www.kilil5.com/news/24857_golaha-wasiirada-puntland-qaybti</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-publication-date&quot;&gt;Publication date: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 Sat, 2000-07-15 10:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-author-name&quot;&gt;Author Name: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
  Qalinkii Prof. Farjac
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-article&quot;&gt;Article: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;Xusuuso Geesigii: Cabdullahi Mahdi Xassan (Sayid)&lt;/p&gt;
&lt;p &gt;Raaligelin&lt;/p&gt;
&lt;p &gt;Marka hore waxaan raali gelineyn u direynaa wasiirada ka xumaaday koofaarta dawladu la baxday ee “Naas iyo Nikaax”. Qaar idinka mid ah waxay jeclaysteen in la isticmaalo eraya kale sida “Dawlada Qawleysatada Puntland”, “Hogaanka Tambalada Puntland”, “Taliska Burcadda Puntland”, iwm. Saas darted waxaa koofaartii hore ee loo yaqaaney loo duway ”Qawleysatada Puntland”, waxaanuna raali gelin u fidineynaa wasiirada iyo ku xigeenada ka carooday naanaysta qurba joogtu u bxisay taliska Puntland. Arrinta kale ee aanu ka raali gelineyno tirada waa tirade wasaaradaha Puntland oo xaqiiqdii nala batay iyagoo aan waxba qaban hayn. Federalkaa ka dartay oo dibi dhashay. Waxay wasaarada la magacaabay ay ku bilaabeen 39 wasaaradood oy hogaaminayaan 39 wasiir iyo 88 wasiir ku xigeen. Waana dawlad ku kooban Villa Somalia. Lama yaabin xukuumada TFG tiradeeda waayo rajo qof ka qaba ma jiro, qof walbana waa ogyahay in ay dhalanteed tahayna. Baarlamaankeedaba waa 550, kuna socda in uu gaaro 1,100. hase yeeshee Xukuumadaha Puntland iyo Somaliland raja weyn baa laga qabaa in ay toosaan. &lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.kilil5.com/taxonomy/term/5">Featured Opinions</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/topics/opinion">Opinion</category>
 <pubDate>Thu, 15 Jul 2010 03:20:22 -0700</pubDate>
</item>
<item>
 <title>WARSAXAFADEED TAAGEERIDA MADAXWEYNAHA CUSUB EE DEGANKA SOMILADA ETHIOPIA </title>
 <link>http://www.kilil5.com/news/24856_warsaxafadeed-taageerida-madaxwe</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-publication-date&quot;&gt;Publication date: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 Sat, 2000-07-15 10:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-author-name&quot;&gt;Author Name: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 by ABDI MOHAMED 
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-article&quot;&gt;Article: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;GOLAHA NABADA &amp;amp; HORUMARINTA DEEGANKA SOMALIDA ETHIOPIA E SCANDANIVIANKA&lt;br &gt;
MAAMULKA SARE EE GOLAHA NABADA &amp;amp; HORUMARINTA DEGANKA SOMALIDA ETHIOPIA IYO MASUULIYIINTA JAALIYADA DEGANKA SOMALIDA ETHIOPIA EE WADANKA SWEDEN OO AY WEHELIYAAN XUBNAHA URURADOODA IYO SHACAB BADAN OO REER SWEDEN AH OO KULAN DEGDEG AH  ISUGU YIMID MAANTA AYAA WAXAY WARSAXAAFADEED KUSOO SAAREEN IN AY TAAGEERO BUUXDA OO HIIL HOOBA LEH AY KU TAAGEEREEN MADAXWEYNAHA CUSUB ABDI MOHAMED EE LOO DOORTEY DOWLAD DEGAANKA SOMALIDA ETHIOPIA.&lt;br &gt;
SIDOO KALE WAXAA MUDNAAN IYO QIIMEEN QAALI AH MUDAN SIDA DIMUQRAADIYADA IYO GARASHADA MASUULIYADA DOWLADNIMO EE XIL KALA WAREEGII U DHACAY,TAAS OO QIIMEENTII UGU HEERKA SARAYSAY EE ABID KA DHACDA DEEGAANKEENA U DHACDAY OO AANU KUWADA DIIRSANAY.&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.kilil5.com/taxonomy/term/5">Featured Opinions</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/topics/opinion">Opinion</category>
 <pubDate>Thu, 15 Jul 2010 03:15:00 -0700</pubDate>
</item>
<item>
 <title>The existence of the slogan: &quot;No membership ID, no job or benefit&quot; denied by government </title>
 <link>http://www.kilil5.com/news/24822_the-existence-of-the-slogan-no-m</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-publication-date&quot;&gt;Publication date: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 Wed, 2000-07-12 00:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-author-name&quot;&gt;Author Name: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 By Merga Yonas
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-article&quot;&gt;Article: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;The undeclared policy of the Ethiopian Revolutionary Democractic Party (EPRDF) described as ‘no membership ID, then no job or other benefit’ remains talk of the town. Some people, academics and analysts believe the presence of such a system in government institutions, starting from the high-school level throughout universities up to the workplace. &lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.kilil5.com/taxonomy/term/5">Featured Opinions</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/topics/opinion">Opinion</category>
 <pubDate>Sun, 11 Jul 2010 05:52:15 -0700</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Lessons from Somalia’s Young Soldiers</title>
 <link>http://www.kilil5.com/http://opinionator.blogs.nytimes.com/2010/06/15/a-lesson-from-somali-boys/</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-publication-date&quot;&gt;Publication date: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 Sat, 2000-06-17 00:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textfield-7&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-author-name&quot;&gt;Author Name: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 By ROBERT WRIGHT
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-article&quot;&gt;Article: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;Can somebody remind me how my tax dollars wound up going to pay 12-year-old Somali boys to walk around with rifles and, when circumstances seem to warrant it, kill people?&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.kilil5.com/taxonomy/term/5">Featured Opinions</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/topics/opinion">Opinion</category>
 <pubDate>Wed, 16 Jun 2010 05:53:04 -0700</pubDate>
</item>
<item>
 <title>Waxaan Canbaaraynaynaa Jabhada ONLF Dilkii Foosha Iyo Fulaynimada ahaa ee Marxuum Maxamed Muxumed Carab &quot;Liqoowe&quot;</title>
 <link>http://www.kilil5.com/news/24649_waxaan-canbaaraynaynaa-jabhada-o</link>
 <description>&lt;div class=&quot;flexinode-body flexinode-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-timestamp-2&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-publication-date&quot;&gt;Publication date: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 Thu, 2000-06-15 23:00
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;div class=&quot;flexinode-textarea-6&quot;&gt;&lt;div class=&quot;form-item&quot;&gt;
 &lt;span class=&quot;label-article&quot;&gt;Article: &lt;/span&gt;&lt;br /&gt;
 &lt;p &gt;6/15/2006&lt;/p&gt;
&lt;p &gt;Press Release.&lt;/p&gt;
&lt;p &gt;Ka: Qoyska, ehelka iyo Qaraabada Marxuum Maxamed Muxumed Carab(Liqoowe)&lt;/p&gt;
&lt;p &gt;Ku: Bulshada Soomaaligalbeed(Ogaadeenya)&lt;/p&gt;
&lt;/div&gt;
&lt;/div&gt;&lt;/div&gt;</description>
 <category domain="http://www.kilil5.com/taxonomy/term/5">Featured Opinions</category>
 <category domain="http://www.kilil5.com/topics/opinion">Opinion</category>
 <pubDate>Tue, 15 Jun 2010 16:56:19 -0700</pubDate>
</item>
</channel>
</rss>