Dowlada Cabdullahi Lugbuur Soo dhisay

Hadee horta wixi xaqdaro ah waa qalad, lakiin waxey Somali oo
dhan og tahay in Kililka cida ugu badan isla markaana ugu dhulka
balaaran tahay Absame meeshina dhul iyo qabiil ayaa wax lagu qeybsaday, runti
sidaas oo ay tahay maanta lafo badan oo Absame ah waxey sheegan inaynan
xaquudi helin. Marka walaal iimaanka isgali cidaad tahay garmayo lakiin
intaad tihiin ayaad wax ku hesheen dee wixi kalood doontaan waa
xaqdaro. Maanta cida runti dhulkoodi ku xaqiran waa Ogadeen, balse waxeynu
sugi maalinta xaqu ka dilaaco Somaligalbeed!!! Maalintaa ayey Somalida
Ogadenya oo dhan xaqoodi heli waxa hada la dhoodhoobay waa fake, Tigree
sameysatay.
gudoomiye
gudoomiye20@hotmail.com

Forum posts are user-submitted and do not necessarily represent the opinion of Kilil5.com