waa yaab?
Submitted by webmaster on Tue, 2006-01-10 17:49.
anigu waxaan ahaa nin ku dhashay kilil5, waxaan layaabanahay
sida loo qiibeyey ama la qiibeyey mamulka gobalkaasi. anigu waxaan
ogahay in gobalkasi ay degan yihiin somali fara badan hasayeesh waxaan hada
ku arkaayey magac yadda ku qoran websadka wxaana ku badan ogaden.
anigu see magaranayo sababta sidaasi ay ku dhacday
Forum posts are user-submitted and do not necessarily represent the opinion of Kilil5.com



IslamOnline











