WAA XAQ SIDA DAWALDA U U DHISTAY CABULAAHI
Submitted by webmaster on Tue, 2006-01-10 17:46.
Sidii xaq ahayd ayuu u dhisay lugbuur dawaladiisa ma waxaad
filaysay inuu u dhiso sidii cabdi majiid uu OGAADEENKA AMA ABSAMAHA,
CIISAHA UU U CADAADIN JITEY ISGA OO KA FAIIDEEYSANAYA DAGAALKA JWXO WADO
WAXAA UU XAQIRAY HADII ILAHAY LAGA YAABAYO SHARIIF OO MEELAHA QABIILKA
ISAAQ LAGA SIIYEY MUDNAA IN LA SIIYO, SHEEKHAASHEY SAD BADAN AYAAD XAQ
U LAHAYDEENE SOW MAYDAAN ODHAN HAWIYAAN NAHAY IDINKOO REER OW QUDUB AH.
MAXAAD FILEEYSEEN? BAL HAWIYE WAX HA IDIIN TARO IYO IDOOR OO IDIN
LUGOOYEY.
kaahin dheere
Forum posts are user-submitted and do not necessarily represent the opinion of Kilil5.com



IslamOnline











