Kilil5 Exculsive: Maxaa Lagu Qaybiyaa Miisaaniyada Degmooyinka?
Jigjiga (kilil5)--Shabakada Kilil5 ayaa waxay gacanta ku dhigtay miisaaniyadii deegaanka sanadkii dhamaaday,miisaaniyadan oo ah midii lasiiyay dhamaan degmooyinka ismaamulka Soomalida.markaa aan hoos u fiirinay waxaad moodaa in miisaaniyada degma kasta lasiiyay iyo tirada degma kasta aysan islahayn ama isku dheelitirnayn.Hadaba,maadaama miisaaniyada wadanka iyo mida ismaamulka Soomalida lagu qaybiyo tirada dadka kunool degma kasta,sidee baa lagu qaybiyay miisaaniyada? Waxaan u baahanahay in mas'uuliyiinta iyo madaxa xafiiska maaliyada ay uga jawaabaan shacabka deegaanka siyaabaha lacagta loogu kala qaybiyo 53 degmo hadii ay jirto siyaabe kale oon ahayn tirada dadka ku nool degma kasta.Waxaan kaloo rajaynaynaa in madaxda sarsare ay shacabka u balbalaadhiyaan qodobada lafiiriyo marka laqaybinayo miisaaniyada dawlada DDS.Shacabku waxay u baahanyihiin in madaxda dawlada DDS ay uga jawaabaan siyaabaha looqaybiyo miisaaniyada iyo baajeedka lasiiyo dhamaan gobolada iyo degmooyinka waayo waxaa muuqata marka aanu isku fiirinay baajeedka (budget) iyo tirada degma kasta inaysan islahayn.
2001 Ethiopian Fiscal Year District Budget Allocations
Districts Allocations
1 Adadley 8,683,542.20
2 Afdam 6,097,591.64
3 Aware 10,538,251.64
4 Awbare 19,192,144.61
5 Ayshaca 8,281,298.20
6 Babile 8,531,755.28
7 Barey 9,658,220.50
8 Bokh 8,642,314.96
9 Jarati 8,818,542.81
10 Dambal 7,610,451.48
11 Dannod 6,789,672.92
12 Dh/Bur 15,400,321.26
13 Dh/Madaw 7,808,197.37
14 Dhanaan 7,371,417.91
15 Dobo-wayn 9,926,229.12
16 Duhun 7,635,631.28
17 Dolo-Ado 15,689,394.12
18 Dolo-Bay 9,738,126.47
19 Emay Bari 7,703,127.46
20 El-karre 6,425,680.42
21 Emay Galbeed 8,299,805.25
22 Erer 8,795,866.25
23 Ferfer 7,918,784.51
24 Fiik 11,717,915.19
25 Filtu 11,993,474.51
26 Galadi 10,263,336.81
27 Garbo 8,583,000.99
28 Gashamo 10,508,089.97
29 Goday 18,167,256.44
30 Gorabakasa 5,467,803.03
31 Guradamole 5,803,322.89
32 Gursum 7,835,527.21
33 Hamaro 6,972,664.30
34 Hargele 7,615,134.11
35 Harshin 8,084,774.59
36 Jigjiga 31,847,260.72
37 K/bayah 16,095,627.31
38 K/dahar 15,482,070.81
39 Kelafo 11,258,431.34
40 Lagahida 6,492,687.57
41 M/Muluko 5,961,188.63
42 Mieso 5,015,158.00
43 Moyale 13,940,296.77
44 Mustahil 8,599,701.47
45 Sagag 7,090,589.30
46 Sallaxaad 6,152,626.18
47 Shaygosh 7,616,634.24
48 Shilaabo 7,890,741.84
49 Shinile 10,776,186.44
50 Wardher 11,468,342.25
51 Hudat 4,500,000.00
52 Gunnagada 4,500,000.00
Total 503,256,210.56
Jigjiga,
Kilil5 Online.



IslamOnline














