Ethiopia: Qaar kamida magacyada Xubnihii dhawaan madaxwaynuhu u kala magacaabay degmooyinka deeganka
Jijiga(Kilil5)---Xukuumada deegaanka somalida ayaa baryahan waday isku shaandhayn maamulada degmooyinka iyo gobolada deegaanka. Dawlada ayaa soo saartay magacyada maamulada degmooyinka loo dhisay, Bagan wararka ee Kilil 5 ayaa helay xogta dhabta ah iyo liiska magacyada maamuladan cusub ee degmooyinka loo dhisay. Inkastoo ay ilaa hada socoto magacaabidu ayaa waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa magacyada masuuliyiinta ilaa hada lamagacaabay iyo waliba degmooyinka lagu kala magacaabay waana sidan soosocota magacaabidii madaxwaynaha dawlada deegaanka somalidu mudane daa’uud maxamed cali ee degmooyinku.
Jijiga
1. Xirsi maxamed dool………… Gudoomiyaha degmada
2. axmed caydiid cismaan………Gudoomiye ku-xigeen
3. c/lahi xasan fure……………… Nabadgalyada iyo arimaha cadaalada
4. Ibraahim axmed geedi…………lataliyaha abaabulka iyo ka qaybgalka dadwaynaha
5. maxamuud maxamed jaamac….lataliyaha xidhidhka dadwaynaha
6. maxamed xasan maxamuud……maaliyada
7. mustafe maxamed faarax………waxbarashada
8. saxardiid c/laahi maxamuud……beeraha
9. cumar macalin maxamuud……...caafimaadka
10. xasan maxamed daa’uud……….dakhliga
11. axmed cabdi yuusuf……………horumarinta aasaasiga biyaha
12. cibaado cabdi ciise…………….haweenka
13. maxamed xasaan c/raxmaan….maamulka shaqaalaha(CPA)
14. Axmed cabdi c/laahi………….ka hortaga masiibooyinka
15. maxamed khaliif bakaal………Dhalinyarada iyo ciyaaraha
16. khaddar aadan iimaan…………Madaxa maleeshiyada degmada
Hargeele
1. Dayib axmed nuur………………..Gudoomiye ku xigeenka degmada
2. faarax jaamac yuusuf…………….Nabadgalyada
3. Baylati maxamed dheere…………Lataliyeha abaabulka iyo ka qaybgalka
4. Shukri maxamed sahal……………lataliyahah xidhiidhak dadwaynaha
5. maxamed guhaad maxamed………Afhayeenka baarlamaanka
6. aadan sugaal hirad…………………Ku-xigeenka Afhayeenka
7. C/qaadir aadan maxamed………….Madaxa Maaliyada
8. Bashiir maxamed mursal…………..Madaxa Waxbarashada
9. Cumar c/casiis haybe…………. …. Madaxa Caafimaadka
10. xasan dubad cali…….. ……………Madaxa Beeraha
11. Cabdi maxamuud muxumed…. ….. Madaxa Xeer ilaalinta iyo Cadaalada
12. kamaal axmed siraad……………… Madaxa Dakhliga
13. Bashiir cabdi khaliif…….………….Mada Horumarinta aasaasiga
14. ubax mursal axmed………………...Madaxa Xafiiska Haweenka
15. C/fataax xasan sheikh maxamed…...Madaxa Maamulaka Shaqaalaha
16. ibraahim maxamed ismaaciil..……..ka hortaga masiibooyinka
17. Cismaan baroow boqore…………...Dhalinyarada iyo Ciyaaraha
18. Bashiir sahal barree……………….madaxa maleeshiyada
19. Jaamac dhabare witte………………Hawlgaliyaha maleeshiyada
20. raage jaamac faye………………….Tababarka maleeshiyada
21. c/laahi sh. Xuseen………………….sahanka iyo taakulaynta maleeshiyada
22. axmed cali matile…………………..lataliyaha ciidanka
23. ugaas maxamed ugaas faatule……..Lataliye
24. maxamed xasan xuseen…………….lataliye
25. shukri galaw muxumed………………lataliye
Dhagaxbuur
1. Maxamed cabdi xasan…………….Gudoomiye ku xigeenka degmada
2. cali caydiid………………………..Nabadgalyada iyo maamulka cadaalada
3. Ibraahim maxamuud mubaarik……Lataliyaha abaabulka iyo ka qaybgalka
4. axmed saafi………………………..Lataliyaha xidhidhka dadwaynaha
5. aadan muuse cabdile………………ku-xigeenka afhayeenka baarlamaanka
6. axmednuur c/qadir daa’uud………. Maaliyada
7. c/laahi maxamed c/qaadir………….waxbarashada
8. maxamed dayib jaamac……………caafimaadka
9. Maxamed ibraahim xasan…………Beeraha
10. Bashiir muxumed galool…………..dakhliga
11. cabd nuur carab ……………………Lataliye
12. Yuusuf cabdi……………………….Lataliye
13. axmed nuur cabdi gelas……………lataliye
Godey
1. Maxamed Muxumed Qorane…Madaxa Xafiiska Diyargarawga iyo Kahortag masiibooyinka
2. Maxamed Cabdi Maxamuud …Madaxa xisbiga ee xidhiidhka dadwaynaha
Xarshin
1. Mustafe Maxamed Axmed… madaxa Arimaha Xisbiga
2. Cabdi Xareed aw Xaashi …. Madaxa xafiiska maleeshiyada
Qalaafo
1. Maadeey Xasan Miideey … Gudoomiya degmada
2. Cabdi Maxamed Cali … Madaxa xafiiska Nabadgalyada & Cadaalada
3. Deeq Dubad Siraad … lataliyaha abaabulka iyo ka qaybgalka
4. Cali C/lahi Cabdi … Ku-xigeenka Afhayeenka
5. C/laahi maxamed xasan … Madaxa Xafiiska Baaraha
6. Maxamed salad cabdi … Madaxa Xafiiska Dakhliga
7. Xasan Naasir Salaald … Tababarka Maleeshiyada
Feer- Feer
1. Kaamil Muxumed Macalin … Madaxa Xafiiska Caafimaadka
2. Muxumed Faarax Mahdi ……Madaxa Hawlgalinta Maleeshiyada
Awaare
1. Badal Xiis Muxumed … Gudoomiyaha Degmada
2. Ibrahim Muxumed .……Gudoomiye ku-xigenka degmada
3. Bashiir Ismaaciil ………Madaxa Xafiiska Nabadgalyada
4. Mukhtaar C/lahi faarax ..Lataliyaha Abaabulka iyo ka qaybgalka
5. Cabdi Jaamaca ………..Lataliyaha xidhidhka dadwaynaha
6. Xaad Ibrahim Quule….. Ku-xigeenka Afhayeenka
7. Xariir Bashiir cumar …. Madaxa Maaliyada
8. C/Rashid maxamed ciise ..Madaxa Waxbarashada
9. Khadar Cabdi Gebdile …. Madaxa Caafimaadka
10. Ilyaas Axmed ……………Madaxa Beeraha
11. Maxamed Muxumed Boqore ….. Madaxa Xeer ilaalinta iyo Cadaalada
12. Cumaan Maxamed Siciid……… Madaxa Dakhliga
13. Muxumed aadan Nuur ………….Mada Horumarinta aasaasiga
14. Ismahaan Maxamed Carab……...Madaxa Xafiiska Haweenka
15. Xabiib Shariif C/laahi ……….Madaxa Maamulaka Shaqaalaha
16. Sucuudi Xaaji Cabdi …………..Madaxa U diyaargarawga iyo ka hortaga masiibooyinka
17. Wali Aw cali ……………... Dhalinyarada iyo Ciyaaraha
18. Muxumed Badal Ibraahim…. Lataliye
19. Cabdi Axmed Siciid………..Lataliye
20. Maxamed Cusmaan Jamac…Lataliye
Dhanaan
1. muxumed Dayib Axmed ……. Xafiiska Nabadgalyada
2. C/wahaab maxamed xaashi… Lataliyaha xidhiidhka dadwaynaha
3. Axmed Qorane Badal ……….Maaliyada
4. Cabdi Maxamud cabdi(ubax)...Waxbarashada
5. Cabdi shire axmed ……………Beeraha
6. Maxamed axmed xuseen………Dakhliga
7. Aadan cumar feetin……………Lataliye
8. Xasan Maxamuud Muxumed….Lataliye
9. Maxamed cabdi nuur…………..Lataliye
Gursum
1. C/Casiis Axmed Daahir………. Maaliyada
Qabribayax
1. Maxamed Aadan Yuusuf….. Gudoomiyaha degmada
2. Faysal Maxamed ibraahim… Lataliyaha abaabulka iyo ka qaygalka dadwaynaha
3. Axmed Yuusuf Nuur………..Waxbarashada
4. C/lahi Ibraahim mursal………Beeraha
5. C/xakiim sheikh xasan cali…..Maamulaka iyo shaqaalaha
6. Axmed Jaamac Cali………….Ka hortaga Masiibooyinka
Dhambel
1. Aadan Xuseen Maydhane…….. Madaxa Nabadgalyada
Maa’iso
1. Yuusuf aadan cigaal….. Gudoomiyaha degmada
2. Farxaan Ibraahim Kaamil..Gudoomiye Ku-xigeen
3. Rooble faarax cumar……..Nabadgalyada iyo cadaalada
4. Ibraahim Ciga……………Lataliyaha abaabulka iyo ka qaybgalka
5. Cabdi cumar axmed……....lataliyaha xidhiidhka dadwaynaha ee xisbiga
6. Aadan Rayte Casoowe……Afhayeenka baarlamaanka
7. Xasan cali…………………Kuxigeenka Afhayeenka
8. Maxamed aadan geedi……Maaliyada
9. cumar sheikh ibraahim……Waxbarashada
10. aadan cabdi………………..Caafimaadka
11. Saalax aadan giire…………Beeraha
12. axmed saabir khayre………Xeer ilaalinta iyo cadaalada
13. maxamed aadan cali……….dakhliga
14. Axmed cali…………………Horumarinta Aaasasiga biyaha
15. Saynab macalin axmed……..Haweenka
16. C/shakuur maxamed gadiid….Ka-hortaga Masiibooyinka
17. Axmed maxamed muuse……..Dhalinyarada iyo ciyaaraha
18. Xuseen qayaad………………..Hawlgaliyaha maleeshiyada
19. Cabdi buux fure………………Madaxa maleeshiyada
20. Cawde ibraahim………………Tababarka maleeshiyada
21. Cumar ciid xaaji………………Sahanka iyo taakulaynta maleeshiyada
22. Roble Cokeye…………………Lataliye
23. axmed buux……………………Lataliye
24. aadan ibraaim………………….Lataliye
Dhagax-madaw
1. Nuur Carab Ibraahim…………Gudoomiye ku xigeen
2. C/wali badal cabdi ……………Nabadgalyada iyo cadaalada
3. Maxamed dayr C/raxmaan…….lataliyaha abaabulka iyo kaqaybgalka
4. C/qaadir maxamed cali…………lataliyaha Xidhiidhka dadwaynaha
5. C/laahi axmed cawil…………….Afhayeenka baarlamaanka
6. nuur maxamuud cali…………….ku-xigeenka afhayeenka baarlamaanka
7. khaddar c/lahi qaylduub…………Maaliyada
8. suldaan maxamed budul…………waxbarashada
9. muxyadiin xaaji fure……………..caafimaadka
10. c/risaaq c/qaadir ibraahim………...xeer ilaalinta iyo cadaalada
11. maxamed muxumed cabd…………beeraha
12. dayib xasan cabdi………………….dakhliga
13. amiin camaje muxumed……………horumarinta Aasasiga biyaha
14. mahad xuseen cumar……………….maamulka shaqaalaha
15. cabdi maxamed cabdi………………ka hortaga masiibooyinka
16. Faarax khaliif……………………….dhalinyarada iyo ciyaaraha
17. muxumed xasan gooni………………lataliye
18. axmed cabdi abiib……………………lataliye
19. axmed c/laahi muxumed……………..lataliye
Gunagado
1. khaddar saxardiid maxamed…………..Nabadgalyada iyo maamulka cadaalada
2. Daahir naa’ib baynax………………….lataliyaha abaabulka iyo kaqaybgalkda
3. Axmed sareeye maxamuud……………lataliyaha xidhidhka dadwaynaha
4. mukhtaar muxumed nuur………………waxbarashada
5. layla maxamuud c/laahi………………..cafimaadka
6. najiib xaaji cabdi……………………….beeraha
7. xikam sh. Ibraahim……………………..dakhliga
8. rooda xaaji maxamed…………………..Horumarinta aasaasiga biyaha
9. khadra yuusuf ibraahim……………….. haweenka
10. c/casiis daahir haabiil…………………..maamulka shaqaalaha
11. faysal shariif maxamed…………………ka hortaga masiibooyinka
12. guuleed axmed maxmed………………..dhalinyarada iyo ciyaaralaha
13. axmed biixi cusmaan……………………lataliye
14. mataan soofe qolonbi……………………lataliye
15. cabdi daahir aadan……………………….lataliye
Xogtan oo hada soogaadhay warbaahiyaha kilil5 ayaan dhamaystirnayn oo ay ka dhimanyihiin degmooyinkale oo lamaga caabay balse waxaan isku dayidoonaa inta hadhay inaan idiinsoo gudbino isla markay nasoogaadhaan.
Jijiga
Kilil5 Online



IslamOnline





















