Shirkii qiimaynta Gobalka Dhagaxbuur oo isxagxagasho ku siisocda.
Jigjiga (kilil5)---Natiijadii ka soobaxday shirkii qiimaynta ee Gobalka Dhagaxbuur,shirkan oo lagu qabtay magaalada jigjiga oo wali siisocda ayaa is hayshaysi iyo is xagxagasho ku siisocda. Sidii caadada ahaan jirtay marka la is qiimayn hayo ayuu ruuxba ruux isku dheereeyaan maamulada kaladuwan ee deegaanku. sidaas daraadeed ayuu Gudoomiyaha Degmada Gunagado ku dhaartay dhamaan Bulshada kunool magaalada Gunagado iyo nawaaxigeedu in ay yihiin Nabadiid. sidoo kale Kuxigeenka Degmada Dhagaxmadaw Mudane AMIIN CAMANJE ayaa kalahadlay kadib markay iska horyimaadeen Gudoomiyaha Mudane CABDIWALI, oo uu ku kacay qabiil weerar oo uusan ukala eegin waayeel, waxgarad, yar iyo wayn toona.
Hadaba iyada oo ladhaafay kutidhi kuteeno oo uu xataa Madexwaynuhu usheegay in aan loo baahnayn in la is ficilsado oo waa lakala fikir duwaan karaaye laakiin aan la is dulmiyin ayaad moodaa in ay na fahmin maamulada degmooyinku Hannaanka Geedisocod ee ku wajahan 2002 tirsiga itoobiya iyo waxyaabaha loo socodo ee ah Horumar ee ay ka ilbaxeen oo kaliya sida ay isu hortaagi lahaayeen una cadaadin lahaayeen Horumarka iyo Bulshada oo ay ku cabudhiyaan awooda ay isbidayaan waa sida uu hadalka udhigay Madexwaynuhuye.
Hordhacaas uu Madexwaynuhu siiyay kadib Degma walba laba laba kooxood ayay ukalajabeen oo mid mid la isugu mudhbaxay walina ciyaartu ma ayna dhamaanin ee dhamaaadka ayaan wada su gaynaa halkaana aad nagala socon haysaan.
jigjig
kilil5 online



IslamOnline














