Wafdi Balaadhan oo ah ahlu-sunna wal-jamaaca oo soogaadhay jigjiga iyo Goomiyayaasha G/dh/bur iyo Q/xay oo la eryay.
Jigjiga (kilil5)..Wafdi balaadhan oo soogaadhay magaalo madexda Dawlada Deegaanka soomaalida Jigjiga.wafdigan oo ah Ururka Ahlusunna Waljamaaca oo ka soo kicitimay dalka jaarka ah ee Soomaalia ayaa shalay soo gaadhay Magaalada jigjiga.wafdigan oo ujeedadoodu tahay in lasiiyo taageero maal iyo huba is ay isoogaga difaacaan ururada Al shabaab,al mujaahiduun iyo kuwakale iyaga oo ay wada socdaan amaba ay dhan kawada socdaan Dawlada kumeel gaadhka ah.
Hadaba wafdiga wxaa ladajiyay Guriga wayn ee martida cuntadana waxaa loosaaray hodheelka cuntada ee Al-qudus, sifiicana halkaas amnigooda loogu sugay inta ay joogaan lamanagaran hayo in ay udhaafi doonaan Addis ababa iyo in ay halkan kalaaban doonaan. hadaba mar ay noosuuragayshay in aan waxka way diino sheekh katirsan culumada socotay ayuu noosheegay in ayna helin waxcadayn kara aadi taan ka addis.wax aan kaga kaaftoonana aan wali lahaynin balse aan helay soo dhawayn walaal tinimo.
Dhanka kale waxaa xilkii laga qaaday labada Gudoomiye Gobal ee kala ah Gudoomiyaha Gobalka Dhagaxbuur Jamaal Budul iyo Gudoomiyaha Gobalka Qoraxay Bashiir axmed cawar iyaga oo lagu ee dee yay inmaamul xumo karti la'aan iyo amarkutaag layn awoodeed.sidookale waxaa la er yay wasiirkii xafiiska spoortiga laguna wareejiyay maareeyahii Machadka maaraynta mudane axmed (boorti) walina aan loomaga caabin cidna Machadka.
Jigjiga
kilil5 online



IslamOnline













