Ethiopia: Talaalka cudurka dabaysha (polio) oo lagabilaabay dhamaan deegaanka soomaalida,kadib markii lahakiyay in mudda ah.

06/14/09
Format for printing    

Jigjig( kilil5.com)…Ol olihii talaalka cudurka dabaysha (polio) oo laga bilaabay dhamaan deegaanka soomaalida.tan iyo muddo sanad laga joogo ayaa lajoojiyay progamme ka ladagaanka cudurka dabaysha gaar ahaan deegaanka soomaalida.laguna joojiyay shir kaabineed ah oo loogu eedeeyay in ay taageeraan dadka qaada daawada oo ay sii yaan daawooyin lacag iyo dharba Ururada mucaarad ka ah.

Sidaas daraadeed ayaa ilaa iyo wakhtigan xaadir ka ah aan lagatalaali jirin cudurka dilaaga ah ee dabaysha deegaanka hadana lagu ogolaaday oo kaliya in ay raacaan gaadiidka qaadaya daawada iyo xirfadlayaasha lasocdaaye kaamboyga ciidanka hadiikale Gobalada qaarkood yaanlagaynin ayaa lagu gorfeeyay sidaasna maalmahanba ogaysiiska qabaleekasta magaalada jigijga looga naadin hayaa.

Hadaba waraku waxay in taas kuda rayaan kadib markuu Dr.axmad wasiirka wasaarada caafimaadka uu sigaar ah iyo siwada jiraba oo galaxaa jooday madex waynaha iyo gudiga kaabineedka ayaa loo ogolaaday in hawshan lahirgaliyo xafiiska hogaanka nabadgalyadana laga qaato waraaqaha socdaalka iskana ilaali yaan dadka lagu tuhun san yahay qol yaha mucaaradka ah.ama laga shakisan yahay.

Dhnaka kale waxaa maanta lagu soo gunaanaday shir muhiim ah oo socday laba maal mood magaalada jigjiga oo lagaga wada hadlay kaqaygalka horumarka dadka shaqalaan ta ah iyo sidii loo dhamays tiri lahaa balaqaad kii lagu caawin hayay xirfadlayaasha danyar ta ah oo loogu samayn lahaa shaqa joogta ah habaya raado mushaharkuye.

Jigjiga
Kilil5 online