Ethiopia: Qaar Kamida Magacyada Gudoomiyayaasha iyo Ku xigeenada Gobolada Loodoortay
Jijiga(Kilil5)---Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa qaar kamida magacyada Gudoomiyayaasha iyo Kuxigeenadooda loo magacaabay Gobolada deegaanka somalida.
A. Gudoomiyayaasha
1. Mawliid Haayir Gudoomiyaha Gobolka Jijiga
2. Guuleed Cali Gari Gudoomiyaha Gobolka Wardheer
3. Jamaaludiin Saydi Gudoomiyaha Gobolka Liibaan
4. Sahal Xasan Faarax Gudoomiyaha Gobolka Afdheer
5. Cabdi Naasir Maxamed Adan Gobolka Godey
6. Jamaal Budul Ibrahim Gobolka Dhagaxbuur
7. Bashir Axmed Cawar Gobolka Qoraxay
8.
B. Liiska Ku xigeenada Gobolada
1.Cabdi Muxumed Carab Ku xigeenka Gobolka Jijiga
2.Xasan Maxamed Gelle >> >> >> >> Wardheer
3.Malow Ibrahim Cabdi >> >> >> >> Liibaan
4.Bashir Cabdi >> >> >> >> Afdheer
5.Yusuf Xasan Qani >> >> >> >> Godey
6.Siciid Xuseen >> >> >> >> Shiniile
Jijiga
Kilil5 Online



IslamOnline













