Ethiopia:Waxbarashadii schoolka hoose dhexe ee raaso oo dib lofuray
Waxaa dib loo furay waxbarashadii schoolka hoose dhexe ee eraaso kadib markii ay xirnayd mudo labasanadood ah taas oo ay kaliftay dhaqaale laan soo foodsaartay schoolka H/dhexe ee raaso. Schoolkan hoose dhexe raaso oo ay dhigtaan arday kabadan 450 arday ayaa manta udareray waxbarashadoodi caadiga ahayd taas oo manta magalada raaso kusoo kordhisay jawi kabadalan jawiyadii hore.
Walidiinta ardayda iyo waxgaradka magalaada ayaa uga mahadceliyay dhamaan dadkii isku xilsaray inay dib ufuraan schoolkii sanadada xirnaa. Sidokale ardayda ayaa waxaa laga daremayaa wajiyadooda farxad iyagoo darbiga schoolka isku er eryanaya farxad darted.sidookale waxay shaqo abuuris ubilabtay maheradaha ganacsiga yaryar shaqo horleh kuwa ay ubilbatay ayaa waxa kamid ah hawenka iyagu ku hor iibiya darbiga schoolka macamacanka yaryar ee carurtu xiseyaan
iyagoo tibaaxay in ayna shaqaynin mudo 2sano shaqadooda iyo nolol maalmodkoduna uu kuxiranyahay schoolka oo ladhigto.
Dib ufurinta schoolka ayaa kadnbaysay kadib markii xubno katirsan jaliyadaha dibada ee degaanka ay iska kashaden inay bixiyaan mushradka macaliminta si ayna
ujoogsanin waxbarashadii laga helayay schoolka. Magalada raaso oo degaan ahaan kutaala degaanka kilil5aad ee ismaamulka somalida Ethiopia ayaa habayarate wax deeq waxbarasho ah kahelin maamulka degaanka kilil5ad iyo tan dhexe ee fedralka Ethiopia toona. Sidokale magalada raaso majiraan wax ha’yado samafal ah oo kahawlgala saas darted
waxaan ugu baqaynaa dhamaan ciday khusayso arintan inay gacan kagaystaan sii socodsiinta schoolka H/dhexe ee raaso schoolkan waxa uu kakobanyahay 10 fasal.
Schoolkan malahan wax musqulo ah saas darted hayadaha samafalka iyo shaqsiyaadka muxsininta iyo dhamaan ciday quseyaso waxaan ugu baqaynaa inay gacan kagaystaan
By gudida mashruca waxbarashada
waxii faahfahin ah kala soo xiriira E-mailka:- iyo account numberkan
samafalrep@hotmail.com



IslamOnline












