Ethiopia: 6 xubnood oo xilkii baarlamanka laga qaaday shir ay yeshen xubnaha barlamanka xisbiga

04/12/08
Format for printing    

Jijiga(Kilil5)----Waxaa shalay shir ay yeesheen xubnaha baarlamaanka ee xisbiga dumuquraadiga shacbiga somaliyeed ee haatan haya talada deegaanka xilkii lagaga qaaday 6 xubnood oo ay ka mid yihiin Hogaankii nabadgalyada ee Hore Jamil Muxumed Gaas, Hogaankii ganacsiga, gaadiidka iyo Isgaadhsiinta Xamow, wasiirkii hore ee Auditka Cadnaan daahir Cade ,Cabdi Kabadhe,gudoomiyihii hore ee gobolkan Jijiga Cabdulaahi dheere.

Waxaa kale oo digniin la siiyay 60 xubnood oo kale, waxaa kamida xubna. waxaa kale oo la sheegayaa in dhamaanba xubnahan xilka laga qaaday xabsiga loo taxaabi doono.

Waxaa sidoo kale sitoosa uga furmaaya magaalada Jijiga ee caasimada deegaanka somalida shirwaynihii baarlamaanka deegaanka oo waayadanba lasugaayay. Shirkan oo socondoona mudo laba cisho ah ayaa la filayaa in xubno badan sidoo kale xilka laga qaadidoono.
Jijiga
Kilil5 Online