Adegyadii asaasiga oo kamaqan magalada Raaso ee ismaamulka kilil5aad ee dalka Ethiopia
(Raaso kilil5) magalada raaso oo kamid ah magalayinka aadka uwaawayn ee kilil5aad
ayaan lahayn habayraate wax adeeg bulsho, sida,cafimaadka,waxbarashada,iyo biyaha
magalaadan oo hore u aafeyeen dagaalo sokeeye ayaa dagan sanadii ugudanbeyay kadib
markii dagaladii dhiga badan kudaadatay uu iskood ujogsaday ,hadaba magaladan oo ay
kunolyihiin inkabadan boqalaal kun oo qays ayaan halin adegyadii asaasiga ahaa,
dadka magalada dagan raaso ayaa ubadan dad sabool ah oo aan waxbahaysan iyagoon
awoodikarin inay samaysataan adegyadii asasiga ahaa.
Sidokale dawlada fadaralka ethiopia iyo mida kilil5aad ee ismaamulka somalida ayaa
iyana ka indha qabsatay tagaradii xaqa ay ulahayen umada rer raaso ilaa iyo hada
dawalda dhaxe ama tan kilil5aad wax tagero ah habayrate mayna sinin degaanka raaso
taaso oo aad kagarankartid iyadoo magalada raaso aan lahayn,school waxbarasho oo
dadku udareraan ,hospitaalo cafimaad,koronto intaba, magalaada raaso oo ah magaalo
istiraatigi ahaan aad ugu fican dhubl beredka iyo ganacsiga xaga degaan ahaan ayaan
helin maagashi dawlo iyo mid shaqsiyaded tona.
Sidokale dadka raaso ayaa iyagu kunol xalad aad udag taasoo hadana malamahan danbe
lagasoo shegaayo dhimasho adanimo oo ay sababtay daryel laanta iyo baad laanta
degaanka haysata. gudomiyaha magalada raaso. mudane jamaal sh cumar oo aan kula
xirirnay qadka foneyaha ayaa tibaaxay in dawlada fadaralka iyo mida kilil5aad ay
kagabiyeen xaqii ay raaso ulahayd inay hesho haday ahan lahayd, waxbarsho
,cafimaad,iyo biyo intaba, maglaada raaso waxaa kajirta masiibo daran saas waxaa
yiri gudomiyiha jamaaal sh cumar. hadii aan dagdag wax loga qabanina way
kasidaraysaa .
mar aan sual waydiyay ahayd :-idinka rer raaso maxaad iskugu dayi waydeen bal inaad
lahadshaan dawalad dhaxe iyo mida kilil5aad si aad uheshan xaqiina waxa uu kujawabay:-
geed dheer iyo geed gabanba waan ufolnay sidii aan uga dhadhicinlahayn dhibatada
daryel lanta kajirta magalada raaso gaar ahaan,xalaada cafimaad,waxbarasho iyo
biyolaanta oo ah adegyadii ugumihimsanaa ilaa hadana wax jawab ah kamahyno wayn
lasocdaan malinkasta dhibatada kasocota haatan iyo xiliyadii horaba
Sual:-magalada raaso waa magalo aad uwayn hadii dawlada dhexe iyo midii kilil5aad
idin hagratay idinka miyaad iskawayden shaqsiyaad ganacsato ah ama ashkhaas kale oo
iskod ufulisa hawlahan adamiga waxa una yiri markale gudomiyuhu:-walaal dadka mesha
iskugu yimid waa dad qax ah oo kasoo qaxay dhulalkodii hore ay udagnaayen mana
awodaan awood ay wax kusamaystaan waa dad la tabalaysan ama radiya waxay cunilahayen
,marka qof ka fikiraya maxad cuntaa uma surobayso inuu kufikiro maxad bartaa ama
bartaa.
su'al:-mudane jamaal magalaada raaso waa magaalo aad uwayn hadana kunolyihiin dad aad
ufarabadan ,isla markaana aan lahayn adeg waxbarasho marka dhalinta yaryar masaan
ayaad ku egaysaan waxbarasho laanta ah
gudomiyaha oo kajawabaya markale:- walaal maya kudaynmayno intii tabartayada ah waan
uqaylyaynaa dadkan rer raaso sidii ay kuhelilahayeen xaqooda melkasta oo aan wax
kahelaynana waan maraynaaaa dacwadahana waan wadaynaaaa. sual:-ugu danbayntii maxaad
dalbanaysaan?
gudomiyaha oo markale siwata waxa uyiri:- waxa ugumihimsan oo nogudaran waa inaan
helno adegii asaasiga ahaa sida biyaha iyo waxbarashada cafimaadka. hadaba dawlada
fadaralka ethiopia.kilil5aad ismamulka somalida ethiopia, iyo jaaliyadaha gobolka
udhshayba waxaan kacodsanaynaa inay nasoo garsiyaan adegyada aan ubaahanhay sida
biyaha iyo waxabarsahada waxaan farayaa oo aan ku adkaynayaa jaliyadaha gobolka inay
iskukayo xilqamaan oo ay naga cawiyaan waxbarashada iyo biyaha saas waxaa yiri gudomiyaha magalada Raaso mudane jamaal sh cumar.
Kala soco wararka magaalada raaso bogan kilil5 online
Sayid Omar
Raaso,kilil5



IslamOnline












