Laaca's blog
WAXAAN QABAY (I ENDURED)--Gabay
Maanta oo Disember 17 ayaan booqday boggan Kilil5. Markaas ayaan akhristay maqaalka cinwaankiisu yahay Qurbajoogta Soo Qulqulaysa Qorshahoodu Muxuuyahay? ee u qoray Yusuf Ebrahim . Waxa la yaab ah saddex usbuuc ka hor ayaan nin aan siixiibbo nahay oo aan magaalada Jigjjiga ku soo wada korney, runtiina afkaaraha horusocodka aan ka wada dhaxallnnay kacaankii ardayda Itoobiya ee 70-yihii, ayaan arrimaha qurbojoogta waddankii “ku qulquleysa†iyo guud ahaan arrimaha siyaasadeed ee Deegaanka aan ka wada sheekeysannay. Wuxuu si shuccur leh iigu sheegay inuu gabay tiriyay arrintaa ku saabsan.
Cawshii Baabuurka Nalkiisu Qabtay (Deer Caught in the Headlights)
Cawshii Baabuurka Nalkiisu Qabtay (Deer Caught in the Headlights)
Dadka inta ugu badan ayaa aamminsan in dhibaatada Soomaaliya iyo Soomali haystaa ay tahay mid ku salseysan dhibaatooyinka u qabiilku keeno. Laakiin anigu arrintaasi ma aamminsani.
MABA DHALANE DHOWRTEYSAN OGAA
Â
Waxaan akhristay qoraalka “The Detention and Bodily Harm Meted out to Suldan Abdirahman Bade Must be Condemned" oo micnaheedu yahay “Xidhitaanka iyo Jidh-Dilka Loo Geystay Suldaan Cabdiraxmaan Bade Waa in la Canbaareeyaa†u qoray Maxamed Bakayr ee sida fiican iyo ilbaxnimada leh u arrintan fooshu xumeyd u uga hadlay.



IslamOnline





















